HomeWararDhageyso:- Xildhibaan Somali ah oo laba ruux ku dilay dowlad deegaanka Soomaalida...

Dhageyso:- Xildhibaan Somali ah oo laba ruux ku dilay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaankaan oo ka tirsan baarlamaan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya  ayaa la sheegay in uu labo ruux oo iyaguna Soomaali ah  uu ku dilay deegaanka Jarati kadib markii ay ku murmeen lahaanshaha dhul-beereed ku yaalla deegaankaas. Dhulkaan ayaa ka mid ah dhulal ay bixisay xukuumaddii Cabdi Maxamuud Cumar loona qeybiyay xubnaha baarlamaanka waxaana uu u badnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaankaan oo ka tirsan baarlamaan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya  ayaa la sheegay in uu labo ruux oo iyaguna Soomaali ah  uu ku dilay deegaanka Jarati kadib markii ay ku murmeen lahaanshaha dhul-beereed ku yaalla deegaankaas.

Dhulkaan ayaa ka mid ah dhulal ay bixisay xukuumaddii Cabdi Maxamuud Cumar loona qeybiyay xubnaha baarlamaanka waxaana uu u badnaa dhul beereed iyo dhul kale oo deegaan ahaan loogu tala galay.

- Advertisement -

Maamulka deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Warbaahinta u sheegay in ay ka war hayaan xogta la xiriirta kiiskaan isla markaana ay u gudbinayaan hay’adaha sharciga.

Xildhibaanka dilka geystay ayaa magaciisa lagu sheegay Bashiir Diiriye Cameey,Gudoomiyaha deegaanka Jarati Shaafi Diiriye ayaa qiijiyay dhacdadaan waxaana uu sheegay in kiiskaan loo gudbinayo maxkamaddamaxkamadda.

Halkaan Ka Dhageyso Codka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts