HomeWararDhowr qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Maraykanka

Dhowr qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Maraykanka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Boliska dalkaasi ayaa sheegay in 2 qof lagu dilay, 2-kalena si xun loogu dhaawacay toogasho ka dhacday magaalladda Siyaatal ee dalkaasi. Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu toogtay 2 qof oo gaari wadatay iyo Bas ka dhex shaqeeya magaalladaasi, kaasi oo sababay inuu dhaco shil gaari. Toogashadan ayaa dhacday shalay galab, xilli uu mashquul xooggan […]

- Advertisement -

Boliska dalkaasi ayaa sheegay in 2 qof lagu dilay, 2-kalena si xun loogu dhaawacay toogasho ka dhacday magaalladda Siyaatal ee dalkaasi.

Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu toogtay 2 qof oo gaari wadatay iyo Bas ka dhex shaqeeya magaalladaasi, kaasi oo sababay inuu dhaco shil gaari.

- Advertisement -

Toogashadan ayaa dhacday shalay galab, xilli uu mashquul xooggan ka jiray Waddooyinka.

Ninka dilka geystay ayaa la sheegay inuu ku baxsaday gaari uu dhacay.

Boliska waxay baacsadeen ninka dilka iyo dhaawaca geystay, kaasi o oay isagana dhaawaceen, waxaana haatan lagu daaweynayaa Isbitaalka, iyadoo ilaalo laga hayo.

- Advertisement -

Shirkadda Basaska ee King County’s Metro waxay bartooda Twitterka ku sheegeen in Dareewalka baskooda uu caloosha ka dhaawacmay, lana dhigay Isbitaalka, inkastoo  aysan noloshiisa khatar ku jirin.

Sidoo kale 12 qof oo rakaab ah ayaa la sheegay inay ka badbaadeen toogashadaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories