HomeWararAMISOM oo beenisay in ay ka baxayaan Saldhigyadda ay ku leeyihiin gudaha...

AMISOM oo beenisay in ay ka baxayaan Saldhigyadda ay ku leeyihiin gudaha Somalia

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Hadal-qoraal oo ay Taliska AMISOM soo saareen ayey ku sheegeen inaysan jirin ciiddamo laga soo daad-gureynayo Farriisimadda ay joogaan, balse ay Ciiddankaasi taageerayaan sidii loo badbadaain lahaa dadka Soomaalida. AMISOM waxay kaloo sheegeen in Istaraatijiyadda dhaqdhaqaaqa Ciiddankooda ee hal meel la isugu keenayo looga dan leeyahay sidii ay Alshabaab looga saari lahaa Deegaanadda ay joogaan […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ay Taliska AMISOM soo saareen ayey ku sheegeen inaysan jirin ciiddamo laga soo daad-gureynayo Farriisimadda ay joogaan, balse ay Ciiddankaasi taageerayaan sidii loo badbadaain lahaa dadka Soomaalida.

AMISOM waxay kaloo sheegeen in Istaraatijiyadda dhaqdhaqaaqa Ciiddankooda ee hal meel la isugu keenayo looga dan leeyahay sidii ay Alshabaab looga saari lahaa Deegaanadda ay joogaan iyo sidii loogu diidi lahaa inay si xor ah u dhaqdhaaqaan, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Qoraalka ka soo baxay AMISOM ayaa yimid, kadib, markii ay Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM dib uga baxeen farriisimo ay ku lahaayeen Gobalka Gedo, sababo la xiriira cabsi ay ka qabaan weeraro kaga yimaada Alshabaab.

Bishii janaayo 15-dii ee sannadkii 2016-dii, weerar ay Alshabaab ku qaadeen Saldhigii Ciiddanka Kenya ee Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo waxaa lagu dilay in ka badan 170 Askar Kenyan ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories