HomeWararWasiir ka tirsan Maamulka Somaliland oo loo xiray musuq maasuq

Wasiir ka tirsan Maamulka Somaliland oo loo xiray musuq maasuq

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa shalay lagu xiray Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax (Guri barwaaqo),kaasi oo lagu eedeeyay arrimo la xiriira Musuq-maasuq. Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa la sheegay in ay soo xireen Wasiirka,isla markaana Maanta la horgeyn doono Maxkamada Hargeysa si wax looga weeydiiyo eedeymaha loo haysto ee la xiriira Musuq-maasuqa. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa shalay lagu xiray Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax (Guri barwaaqo),kaasi oo lagu eedeeyay arrimo la xiriira Musuq-maasuq.

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa la sheegay in ay soo xireen Wasiirka,isla markaana Maanta la horgeyn doono Maxkamada Hargeysa si wax looga weeydiiyo eedeymaha loo haysto ee la xiriira Musuq-maasuqa.

- Advertisement -

Shaqada Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa waxaa si KMG ah loogu dhiibay kuxigeenkiisa Maxamed Muuse Abees.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts