HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo ka hadlay Weerarkii Maanta ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka hadlay Weerarkii Maanta ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay weerarkii Maanta lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Xukuumadda ee ku taalla Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay weerarkii lagu qaaday Xarunta Wasaaradda,waxaana dadkii ku geeriyooday kamid ahaa Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ahaana  Xildhibaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay weerarkii Maanta lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Xukuumadda ee ku taalla Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay weerarkii lagu qaaday Xarunta Wasaaradda,waxaana dadkii ku geeriyooday kamid ahaa Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ahaana  Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Saqar Ibraahim Cabdalla iyo dad kale oo shacab ahaa.

- Advertisement -

Weerar ku bilowday qaraxyo gaari laga soo buuxiyay ayaa barqanimadii maanta rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab waxa ay ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha,isla markaana waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa weerarkaas markii dambe soo afjaray,waxaana Mas’uuliyadiisa sheegtay Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts