HomeWararWasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo ku dhintay weerarkii ka dhacay...

Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo ku dhintay weerarkii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Weerarkii Maanta rag hubeysan oo ka tirsanaa Al-shabaab ay ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa weerarkaas lagu dilay Mas’uul ka tirsanaa Wasaaraddaasi. Weerarka ayaa waxaa ku geeriyooday Wasiirkii kuxigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ahna Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Saqar Ibraahim Cabdala,sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda. Sidoo […]

- Advertisement -

Weerarkii Maanta rag hubeysan oo ka tirsanaa Al-shabaab ay ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa weerarkaas lagu dilay Mas’uul ka tirsanaa Wasaaraddaasi.

Weerarka ayaa waxaa ku geeriyooday Wasiirkii kuxigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ahna Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Saqar Ibraahim Cabdala,sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa weerarka khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray dad shacabka.

Xarunta ayaa waxaa laga soo badbaadiyay Shaqaalo ka tirsan Wasaaradda.

Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyidda weerarkii lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories