HomeWararGuddoonka Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey geerida Wasiir ku-xigeenkii Shaqada iyo Shaqaalaha

Guddoonka Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey geerida Wasiir ku-xigeenkii Shaqada iyo Shaqaalaha

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay weerarkii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Sidoo kale Guddoonka ayaa tacsi u diray ehelada, Xukuumadda Soomaaliya, labada Golle ee Baarlamaanka iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla. Saqar Ibraahim Cabdalla […]

- Advertisement -

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay weerarkii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Guddoonka ayaa tacsi u diray ehelada, Xukuumadda Soomaaliya, labada Golle ee Baarlamaanka iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla.

- Advertisement -

Saqar Ibraahim Cabdalla ayaa Maanta ka mid noqday dadkii ku dhintay weerarkii lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Xukuumadda Federaalka.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa tacsi gaar ah u diray Wasiir ku-xigeenkii Wasaarradda Shaqada iyo arrimaha bulshada, iyo  dadkii ku shahiiday weerarkaas, waxa uuna dhammaan dadka ku dhaawacmay u rajeeyay in Allah uu siiyo caafimaad deg deg ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories