HomeWararKoonfur Galbeed iyo Jubbaland oo war ka soo saaray Weerarkii Maanta ee...

Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo war ka soo saaray Weerarkii Maanta ee Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweyneyaasha maamulada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam  iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si kulul uga hadlay weerarkii lagu qaaday Xarunta Wasaaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho. War-saxaafadeedyo ka soo kala baxay Xafiisyada maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa waxaa si wada jir ah loogu tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkaas oo […]

- Advertisement -

Madaxweyneyaasha maamulada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam  iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si kulul uga hadlay weerarkii lagu qaaday Xarunta Wasaaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeedyo ka soo kala baxay Xafiisyada maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa waxaa si wada jir ah loogu tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkaas oo uu ku jiray Wasiir kuxgeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ahna Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Saqar Ibraahim Cabdala.

- Advertisement -

Dadkii ku dhintay weerarka ayay Alle uga baryeen in uu Janadiisa ka waraabiyo ,halka kuwa dhaawacmayna ayay u rajeeyeen caafimaad deg deg ah in uu rabi siiyo.

War qoraal ah oo lagu baahiyay baraha internet-ka Al-shabaab ayaa waxa ay ku sheegteen Mas’uuliyadda weerarkii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories