HomeWararDagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Marka ee Gobalka Sh/hoose

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Marka ee Gobalka Sh/hoose

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Wararka ka Idacada Dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Marka ee gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan kuwa Milatariga Soomaaliya uu dagaal ku dhex maray gudaha degmada Marka ee gobalka Sh/hoose. Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii sida la sheegay ciidamadu ciidamada ay gacanta ku soo dhigeen Sarkaal ka tirsanaa […]

- Advertisement -

Wararka ka Idacada Dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Marka ee gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan kuwa Milatariga Soomaaliya uu dagaal ku dhex maray gudaha degmada Marka ee gobalka Sh/hoose.

Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii sida la sheegay ciidamadu ciidamada ay gacanta ku soo dhigeen Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab,qaar ka mid ah askartuna ay dalbadeen in goobta lagu dilo halka kuwa kalana ay arrintaas ka soo hor jeesteen dagaalkuna uu sidaas ku bilowday.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay Israsaaseyntaas waxaa ku geeriyootay 2-Askari oo ka tirsan ciidamada mid kalana dhaawac ayaa soo Gaaray,dagaalkaan ayaana ka dhacay meel ku dhow Saldhiga Booliska magaalada Marka ee gobalka Sh/hoose.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories