HomeWararDhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil gaari oo ka dhacay Gobalka Bari

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil gaari oo ka dhacay Gobalka Bari

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Ugu yaraan 5-qof ayaa ku geeriyootay 10-kalana waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso ee gobalka Bari kadib markii gaari ay la socdeen uu qalibmay.

Dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay shilkaan ayaa la sheegay in ay u badanyihiin Arday dalxiis ugu socotay deegaanka Laag oo 30-KM u jira magaalada Boosaaso  waxaana goobta shilku ka dhacay Gaaray masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland.

- Advertisement -

Ardayda dhaawcyadu ay soo gaareen ayaa loo soo qaaday Isbitaalka weyn ee magaalada Boosaaso halkaas oo lagu dabiibayo,Dhaqaatiirta ayaana sheegay in dhaawacyadu ay u badanyihiin jab lafaha ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories