HomeWararRa'iisul Wasaare Kheyre oo si kulul uga hadlay Gadoodka Ciidamada

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si kulul uga hadlay Gadoodka Ciidamada

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale ka hadlay gadoodka ay sameeyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo soo baneeyay deegaano ka tirsan labada Shabelle.

R’iisul-Wasaaraha ayaa ciidamada gadoodka sameeyay ku tilmaamay kuwa uu yaryahay dulqaadkoodana isala markaan sugi waayay inta ay socoto diiwaangelinta ciidamada si loo ogaado tirada rasmiga ah ee ciidanka xoogga dalka.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa uu tilmaamay u jeedada laga leeyahay diiwaangelinta ciidamada in ay tahay in dad loogu dhiibo mushaardkooda taas oo sababi karta in la maran habaabiyo xuquuqda Askarta.

Ugu dambayntii waxa uu sheegay ciidamada ka cabanaya Mushaar la’aanta mudada labada bil ah in ay soo martay iyaga oo 9-bil aan qaadan mushaarmushaar,waxaana uu yiri xiligaas maxay u gadoodi waayeen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories