HomeMaqalDhageyso:-Amaro la dul dhigay Hay’adaha ka howlgala Magaalada Baladweyne

Dhageyso:-Amaro la dul dhigay Hay’adaha ka howlgala Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Maamulka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa war ka soo saaray Amaro dhawaan ka soo baxay Hay’aadaha kala duwan ee ka howlgala gudaha Baladweyne,kaasi oo ku aadan in aysan Hay’addaha hoostigi kari maamulkaas.

Guddoomiye kuxigeenka amniga Magaalada Baladweyne Maxamed Cali Maxamed oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu been abuur ku tilmaamay Amaradaas ka soo baxay Hay’addaha ka howlgala Baladweyne,isla markaana waxa uu sheegay in Hay’addaha looga baahan yahay inay hoos yimaadan maamulka Magaalada Baladweyne.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu Digniin u diray Ha’adaha aan maamulka ka heysan saxiix ay uga howlgalaan gudaha Baladweyne,isagoona xusay in tallaabo adeg oo sharci ah laga qaadi doono.

Waa warbixintaan Magaalada Baladweyne ka soo diray Wariyaha Warbaahinta Dalsan Mustaf Cali Cadow.

 

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories