HomeWararCiidamada dowladda oo kasoo baxay deegaano muhiim ah oo ka tirsan Sh/Dhexe

Ciidamada dowladda oo kasoo baxay deegaano muhiim ah oo ka tirsan Sh/Dhexe

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Militeriga Soomaaliya saakay ay isaga baxeen deegaano ka tirsan Gobolkaaas. Ciidamada ayaa waxaa la sheegay in ay isaga baxeen deegaano dhowr oo ay kaga sugnaayeen Gobolka Shabeellaha Dhexe ,iyagoona kusoo wajahan Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa saakay isaga soo baxay […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Militeriga Soomaaliya saakay ay isaga baxeen deegaano ka tirsan Gobolkaaas.

Ciidamada ayaa waxaa la sheegay in ay isaga baxeen deegaano dhowr oo ay kaga sugnaayeen Gobolka Shabeellaha Dhexe ,iyagoona kusoo wajahan Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa saakay isaga soo baxay Degmooyinka Mahaady, Jowhar,tuulooyin hoostaga Degmada Balcad sida Qalimow, Garsaale, Haansheekh,iyo goobo kale oo ay ku lahaayeen Saldhigyo waaweyn.

Warar hoose oo ay heleyso ee Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in Ciidamada ay ka Cabanayaan Mushaar la’aan heystay Muddooyinkii dambe,taasina ay keentay in ay isaga soo baxaan halkaasi.

Dhawaan ayay markii Ciidamo ka tirsan kuwa Xooga dalka Soomaaliya qeybta 12-ka April eek u sugnaa deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay isaga baxeen Difaacyadii halkaas ay ku lahaayeen, sababo la xiriira Mushaar la’aan soo wajahday Muddo ku dhow 4 bilood,waxaana deegaanka la wareegay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories