HomeWararMareykanka oo sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab uu ku dilay Awdheegle

Mareykanka oo sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab uu ku dilay Awdheegle

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Taliska Milliteriga Maraykana ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa waxay ku sheegeen in duqeyn ay bishan March 18-dii ka fuliyeen Deegaanka Aw-dheegle ee Gobalka Sh/hoose ay ku dileen 3 dagaalyahan oo Alshabaab ah. AFRICOM waxay kale oo ay sheegtay inay ka war heleen warar sheegaya in ay dad rayid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Taliska Milliteriga Maraykana ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa waxay ku sheegeen in duqeyn ay bishan March 18-dii ka fuliyeen Deegaanka Aw-dheegle ee Gobalka Sh/hoose ay ku dileen 3 dagaalyahan oo Alshabaab ah.

AFRICOM waxay kale oo ay sheegtay inay ka war heleen warar sheegaya in ay dad rayid ah khasaaro ka soo gaareen Duqeyntaasi, isla markaana ay dib u eegi doonaan wararka ku aadan dhacdadaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Taliska AFRICOM waxay sheegeen inay sii wadi doonaan wada-shaqeynta ay la leeyihiin Isbahaysigooda sidii mas’uuliyadda Ammaanka Somalia ee muddada dheer ay AMISOM ugu wareejin lahaayeen DFS iyo Maamul-gobaleedyadda qeybta ka ah Federalka Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts