HomeWararSawirro:-Ammaanka Holland oo aad loo adkeeyey, kadib toogasho ka dhacday

Sawirro:-Ammaanka Holland oo aad loo adkeeyey, kadib toogasho ka dhacday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Hal qof ayaa geeriyooday, dhowr kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii uu Nin hubeysan rasaas ku furay tareen marayey Isgoys mashquul badan oo ku yaalla magaalladda Utrecht ee Bartamaha dalkaasi. Askar ay ku jiraan Saraakiil aad u hubeysan ayaa lagu soo daadiyey magaalladaasi, waxayna Boliska ku raad joogaan Ninkii toogashadda geystay. Goobjooge la hadlay Warbaahinta RTV […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hal qof ayaa geeriyooday, dhowr kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii uu Nin hubeysan rasaas ku furay tareen marayey Isgoys mashquul badan oo ku yaalla magaalladda Utrecht ee Bartamaha dalkaasi.

Askar ay ku jiraan Saraakiil aad u hubeysan ayaa lagu soo daadiyey magaalladaasi, waxayna Boliska ku raad joogaan Ninkii toogashadda geystay.

- Advertisement -

Goobjooge la hadlay Warbaahinta RTV ee Utrecht ayaa sheegay inay Toogashada ka dhacday gudaha Tareen taagnaa Bosteejadda 24 Oktoberplein ee Galbeedka magaalladdaas.

Maamulayaasha dalkaasi waxay sheegeen inuu weerarkaasi u muuqday Weerar Argagixiso.

Warbaahinta dalka Holland ee NOS aya sheegtay inay Boliska isku gedaameen Dhismo la rumeysan yahay inuu Dableyga hubeysan ku dhuumaalaysanayo.

- Advertisement -

Ma jiro war toos ah oo ku aadan qofka uu yahay ninka hubeysan ama tirada saxda ama Aqoonsiga Dhibanayaasha.

Dhinaca kale, Heerkii ugu sareeyey ayaa la gaarsiiyey Xaalladda Ammaanka ee magaalladda ay toogashada ka dhacday ee  Utrecht , waxaana la adkeeyey Ammaanka Garoomada Diyaaradaha, Masaajidda iyo Dugsiyadda, iyadoo laga kordhiyey ciiddanka u tababaran sida Milliteriga oo kale.

Ra’isul-wasaaraha dalka Holland, Mark Rutte waxa uu tilmaamay inuu aad uga walaacsan yahay Toogashadaasi oo ku soo beegantay 3 maalmood kadib, markii 50 qof oo Muslim ah lagu dilay toogasho-wadareed ka dhacday 2 Masjid oo ku yaalla magaalladda Christchurch ee dalka New Zealand.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts