HomeWararMaraykanka oo war ka soo saaray duqeyn cusub oo ay ka fuliyeen...

Maraykanka oo war ka soo saaray duqeyn cusub oo ay ka fuliyeen Sh/hoose

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM waxay sheegteen inay 2 Dagaalyahan ku dileen duqeyn ay Talaadadii la soo dhaafay ka fuliyeen Koonfurta Somalia.

Hadal ay AFRICOM xalay soo saartay ayey ku sheegeen inay duqeyntaasi ka dhacday agagaarka Deegaanka Huleey oo ka tirsan Gobalka Sh/hoose, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

AFRICOM waxay kaloo sheegeen inaysan dad rayid ah ku geeriyoonin, kuna dhaawacmin duqeyntaasi, oo ay sheegeen inay ahayd Istaraatijiyad lagu taageerayey Ciiddanka DFS, si culays loogu saaro Xarakadda Alshabaab, waa sida ay sheegteen.

Si kastaba ha ahaatee, ma jiraan warar madax-bannaan oo xaqiijinaya khasaaraha ka dhashay Duqeyntaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories