HomeWararDhageyso:- Puntland oo waan waan ka dhex bilowday Maleeshiyaad ku dagaalamay Waqooyiga...

Dhageyso:- Puntland oo waan waan ka dhex bilowday Maleeshiyaad ku dagaalamay Waqooyiga Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Duqa degmada Gaalkacyo ee Puntland Yaasiin Axmed {Tumay}ayaa ka hadlay dagaal laba maleeshiye beeleed ku dhex maray waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug kaas oo uu ka dhashay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyada gaalamay. Waxa uu sheegay in dagaalkaas ay ku baxeen Isimada Puntland saraakiisha ciidamada iyo masuuliyiin kale si loo kala dhexgalo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqa degmada Gaalkacyo ee Puntland Yaasiin Axmed {Tumay}ayaa ka hadlay dagaal laba maleeshiye beeleed ku dhex maray waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug kaas oo uu ka dhashay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyada gaalamay.

Waxa uu sheegay in dagaalkaas ay ku baxeen Isimada Puntland saraakiisha ciidamada iyo masuuliyiin kale si loo kala dhexgalo dadka diriraya,isaga oo shaaciyay in Puntland aysan aqbalayn dagaal kasta oo ka dhaca deegaanadeeda kana la soo afjari doono sida ugu dhaqsiyaha badan.

- Advertisement -

Shalay ayay aheyd markii Waqooyiga magaalada Gaalkacyo uu ka dhacay dagaal saacado socday una dhaxeeyay maleeshiyaad ku sugan waqooyiga Gaalkacyo iyada oo haatan ay socdaan qorshooyin lagu kala qaadayo dhinacyadaas waxaana maamulka Puntland uu ka digay dagaal mar kale ka dhaco halkaas.

Halkaan Ka Dhageyso Codka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts