HomeMaqalDhageyso:-Duqa Muqdisho oo soo saaray xeer lagula wareegayo Xarumaha Ciidanka Badda

Dhageyso:-Duqa Muqdisho oo soo saaray xeer lagula wareegayo Xarumaha Ciidanka Badda

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng: Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Xeer uu soo saaray ku sheegay in dib loogala noqday dokumentiyada loo sameystay dhulkii Xarunta Ciidamada Badda (Ex-Marino) iyo Gurigii Taliyaha Ciidamada Badda ilaa iyo dhanka danbe ee xeebta Liido. Sidoo kale Duqa Muqdisho  ayaa sheegay in dulkaasi markii horey uu ahaa mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng: Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Xeer uu soo saaray ku sheegay in dib loogala noqday dokumentiyada loo sameystay dhulkii Xarunta Ciidamada Badda (Ex-Marino) iyo Gurigii Taliyaha Ciidamada Badda ilaa iyo dhanka danbe ee xeebta Liido.

Sidoo kale Duqa Muqdisho  ayaa sheegay in dulkaasi markii horey uu ahaa mid dan guud ah,isla markaana qorshadan ay ujeedadiisu tahay in Caasimadda la tartanto Caasimadaha kale ee Aduunka.

- Advertisement -

Eng Yariisow ayaa hay’adaha dowlada Federaalka waxa uu ku wargeliyay in ay joojiyaan dhulalka ay bixiyaan,kadib markii ay dowlada u wakiilatay maamulka Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho in uu Mas’uul ka yahay dhul bixinta iyo fasaxyada.

Ugu dambeyntii waxa uu digniin u diray dadka degan dhulalkaas,waxaa uu sheegay in cidii amarkaas jibiya ama u hogaansami weydo sharciga lala tiigsan doono.

Hoos ka Dhageyso Codka Duqa Muqdisho.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts