HomeWararCiidamada amniga dowladda oo Muqdisho ku qabtay Nin xirnaa dharka Dumarka

Ciidamada amniga dowladda oo Muqdisho ku qabtay Nin xirnaa dharka Dumarka

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Ciidamada amniga dowladda Soomaaliay ayaa howgal ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabtay Nin xirnaa Dharka Dumarka.

Ciidamada ayaa howlgalkaasi intiisa badan ka sameeyay Nawaaxiga Iskuul Godey,isla markaana gacanta ku soo dhigay Ninkaasi xili laga shakiyay.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in Ninkaasi inta aan qaban kahor laga shakiyay,hayeeshee markii dambe Ciidamada lagu wargeliyay,sidaasina Ciidamada ay ku soo qabteen.

Saraakiisha Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in haatan baaritaano lagu wado Ninkaas xirnaa Dharka Dumarka,isla markaana lagu wareejin doono laamaha amniga.

Inta badan Ciidamada amniga dowlada Soomaaliya ayaa howlgalo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay xiliyada habeekii ah ka sameeyaan degmooyinka ka tirsan Gobolka Banaadir,si loo sugo amniga Caasimadda oo mararka qaar ay ka dhacaan falal amni daro.

- Advertisement -

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories