HomeWararSawirro:-Qarax Miino oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Sawirro:-Qarax Miino oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Jugta qarax xoogan oo xalay saqdii dhexe laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay Guri ku yaalla Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in qaraxa uu ahaa nooca Miinada dhulka lagu aaso,isla markaana uu ku dhex dhacay Guri ku yaalla Nawaaxiga Kaalin lagu iibiyo Shidaalka oo ku taalla Warshadaha.

- Advertisement -

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa durbo gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya,iyagoo halkaas ka sameeyay baaritaano kala duwan ku aadan sida wax ay u dhaceen.

Ciidamada ayaa waxaa la sheegay in howlgalkaasi ay ku soo qabteen dadkii deganaa guriga uu ka dhacay qaraxa,waxaana haatan lagu wadaa baaritaano.

Sawirro laga soo qaaday Gurigaas ayaa waxa ay muujinayaan burbur xoogan oo soo gaaray,kaasi oo ka dhashay qaraxii xalay saqdii dhexe ka dhacay halkaasi.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories