HomeWararGalmudug iyo Puntland oo ka hadlay Geerida Wasiirkii Dastuurka Somalia

Galmudug iyo Puntland oo ka hadlay Geerida Wasiirkii Dastuurka Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweyneyaasha maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si wada jir uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil,kaasi oo Maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Dubai ee Dalka Isugutaga Imaaraadka Carabta. War-saxaafadeedyo ka soo kala baxay Xafiisyada Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa Shacabka Soomaaliyeed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyneyaasha maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si wada jir uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil,kaasi oo Maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Dubai ee Dalka Isugutaga Imaaraadka Carabta.

War-saxaafadeedyo ka soo kala baxay Xafiisyada Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa Shacabka Soomaaliyeed loogu tacsiyadeeyay geerida Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil,iyagoona Alle uga baryay in uu Jannadiisa firdowsana ka waraabiyo.

- Advertisement -

Allaha u naxariistee Wasiirkii Wasaaradda arrimaha Dastuurka Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil, ayaa waxaa si kedis ah u haleelay xanuun deg-deg ah,  xilli uu ku sugnaa Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraat-ka Carabta, isagoo mudda yar ka dibna ku geeriyooday Isbitalka Dubai.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts