HomeWararFaah faahin:- Qarax gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Faah faahin:- Qarax gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaari oo daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho,qaraxa ayaa ka dhacay bar Koontorool oo ku taal Tiyaatarka qaranka kuna dhegan taalada Xaawo-taako. Dad goob googayaal ah ayaa dalsan u xaqiijiyay in qaraxu uu ka dhacay Koontoroolka lagu baaro gaadiidka aada madaxtooyada qwaxaana la […]

- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaari oo daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho,qaraxa ayaa ka dhacay bar Koontorool oo ku taal Tiyaatarka qaranka kuna dhegan taalada Xaawo-taako.

Dad goob googayaal ah ayaa dalsan u xaqiijiyay in qaraxu uu ka dhacay Koontoroolka lagu baaro gaadiidka aada madaxtooyada qwaxaana la sheegay in gaaro qarxay uu ku jiray laynka lagu hubinayay gaadiidka oo ciidanka ilaalada Madaxtooyadu ay gaadiidka ku baaqaan.

- Advertisement -

Goobta qaraxu uu ka dhacay waxaa ku taal kaalin Shidaal waxaana la sheegay in ay gubanayso kaalintaas isla goobtaas waxaa ku yaal goobo ganacsi,waxaana qaraxa ka dhashay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad ku qaxweynayay agaas iyo kuwa marayay waddaas oo ah mid halboowla ah aadna loo ilaaliyo.

Ilaa iyo haatan ma jirto cid si dhab ah u xaqiijin karta tirada dhimashada laakin weriyaasha dalsan oo goobta tegay ayaa soo weriyay in arkeen dhaawac iyo dhimasho welina uu socdo gurmadku.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories