HomeWararDEG DEG:- Qarax xooggan oo goordhow ka dhacay Muqdisho

DEG DEG:- Qarax xooggan oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Qarax Xooggan ayaa goordhow waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana jugta qaraxaan laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada iyada oo qaraxu uu ahaa mid gaari.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow xarunta Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho waxaana la maqlayaa rasaas goos-goos ah oo ka dhaxeysa goobta qaraxuu ka dhacay.

- Advertisement -

Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxaas waxaana goobta kusii qul-qulaya gadiidka gurmadka degdega ah.

La soco wararka ku soo kordha Qaraxaan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories