HomeWararDowladda Masar oo sheegtay in Amniga Somalia qeyb ka yahay Amniga Qaranka...

Dowladda Masar oo sheegtay in Amniga Somalia qeyb ka yahay Amniga Qaranka dalkooda

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Masar, Samiixi Shukri ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan uu la yeeshay dhigiisa dalka Somalia, Axmed Ciise Cawad oo maalmahan booqasho hawleed ku joogay magaalladda Qaahira. Wasiir Samiixi Shukri waxa uu dhigiisa Somalia ugu hambalyeeyey Somalia oo la wareegtay Shir-Guddoonka Shirarka Carbeed, waxaana la filayaa in Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia, […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Masar, Samiixi Shukri ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan uu la yeeshay dhigiisa dalka Somalia, Axmed Ciise Cawad oo maalmahan booqasho hawleed ku joogay magaalladda Qaahira.

Wasiir Samiixi Shukri waxa uu dhigiisa Somalia ugu hambalyeeyey Somalia oo la wareegtay Shir-Guddoonka Shirarka Carbeed, waxaana la filayaa in Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia, Axmed Ciise Cawad shir guddoomiyey Shirka 101-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dowladaha xubnaha ka ah Ururka Jamaacadda oo maanta ka furmi doona magaalladda Qaahira.

- Advertisement -

Wasiirka waxa kale oo uu sheegay in Shirweynaha 2-aad ee Ganacsatadda Somalia iyo Masar uu dhawaan ka furmi doono magaalladda Qaahira, si loo xoojiyo Iskaashiga dhinacyadda Ganacsiga, Is-dhaafsiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta Adeegyadda Guud ee labada Waddan.

Dhinaca kale, Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Masar, Axmed Xanaf oo Kulankaasi kadib Saxaafadda la hadlay wxaa uu tilmaamay inay Labada Wasiir Kulankodoa kaga wada hadleen xoojinta Iskaashiga labada Waddan, Taageeradda Masar ee Somalia, Dib-u-dhiska Hay’addaha Amniga ee Somalia, Xaqiijinta Amniga iyo Deganaanshaha Somalia iyo Xaalladihii ugu dambeeyey ee Somalia iyo guud ahaan Mandiqadda Geeska Afrika.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories