HomeWararDad careysan oo Maanta banaanbax ka dhigay Magaalada Boosaaso

Dad careysan oo Maanta banaanbax ka dhigay Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta uu ka dhacay banaanbax xoogan. Dadka banaanbaxa dhigayay ayaa ahaa kuwa aad careysan,isla markaana ka soo horjeeday amaro shalay ka soo baxay Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland,kaasi oo ku aadan  in la xiraayo suuqa kalluunka iyo marsada ee ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta uu ka dhacay banaanbax xoogan.

Dadka banaanbaxa dhigayay ayaa ahaa kuwa aad careysan,isla markaana ka soo horjeeday amaro shalay ka soo baxay Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland,kaasi oo ku aadan  in la xiraayo suuqa kalluunka iyo marsada ee ku dhexyaalla Dekedda Boosaaso,

- Advertisement -

Sidoo kale banaanbaxayaasha ayaa sheegay inay u baahan yihiin goobahooda ganacsi ay ku leeyihiin Boosaaso,iyagoona Madaxweyne Deni ka codsaday in arrintaan uu wax ka qabto.

Qaar kamid ah dadka banaanbaxa dhigay oo la hadlay Warbaahinta ayaa xusay in haatan aysan u baahneyn goobo kale oo ganacsi in looga sameeyo,isla markaana beeniyay wararka sheegaya in meel kale la geeynayo.

Arrintaan ayaa ku soo aadeysa xili shalay Mas’uuliyiinta Dowlad Goboleedka Puntland ay soo saareen amarro cusub oo ay ku xirayaan suuqa kalluunka iyo marsada ee ku dhexyaalla dekedda Boosaaso.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts