HomeWararXildhibaan hore looga soo doortay Mandhera oo geeriyooday

Xildhibaan hore looga soo doortay Mandhera oo geeriyooday

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Xildhibaan hore looga soo doortay Degmadda Mandheera Koonfurteeda oo lagu magacaabo Maxamed Aadan Huuko ayaa la sheegay inuu maanta geeriyooday, kadib, markii uu xanuunsanaa ku-dhawaad hal sanno.

Marxuumka ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday Mandheera, saacado kadib, markii uu ka soo laabtay magaalladda Nairobi, isago oka soo baxay Isbitaal ku yaalla Mombasa.

- Advertisement -

Marxuumka Walaalkisia oo lagu magacaabo Cabdi Aadan Cali ayaa u sheegay Warbaahinta uu ka soo laabtay Isbitaal lagu daaweynayey oo ku yaalla Mombasa.

Marxuumka oo guri ku leh magaalladda Nairobi , waxaa la filayaa in galabta lagu tukado Salaadda Janaasadda, ka hor inta aan lagu aasin Qabuuraha Langaata ee magaalladda Mandheera.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories