HomeMaqalDhageyso:-Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo ka hadlay Kufsigii loo geystay Caaisha Ilyaas

Dhageyso:-Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo ka hadlay Kufsigii loo geystay Caaisha Ilyaas

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo ka mid ah Culimadda Soomaaliyeed ayaa si kulul uga hadlay kufsigii Foosha xumaa iyo dilkii Waqooyi Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug loogu geystay Caaisha Ilyaas Aadan. Sheekh Maxamuud oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in dhacdadaasi ay tahay wax qof kasta oo Muslim ah uu  ka naxo,isla markaana  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo ka mid ah Culimadda Soomaaliyeed ayaa si kulul uga hadlay kufsigii Foosha xumaa iyo dilkii Waqooyi Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug loogu geystay Caaisha Ilyaas Aadan.

Sheekh Maxamuud oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in dhacdadaasi ay tahay wax qof kasta oo Muslim ah uu  ka naxo,isla markaana  arrintaasi ay Buslahda Soomaaliyeed ay saameyn weyn ku reebtay.

- Advertisement -

Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif  ayaa tilmaamay in dadkii sameeyay falkaasi foosha xumaa aan lagu tilmaami karin dad heysta jinsiyadda Soomaaliga,hayeeshee kufsigaas uu ahaa mid Islaanimada iyo bani’aadanimada ka baxsan oo aad u fool xun.

Sidoo kale waxa uu tacsi u diray Ehelada Marxuumad Caaisha Ilyaas Aadan oo aheyd gabar jirtay 12-sano,taasi oo si xun loogu dilay Waqooyi Magaalada Gaalkacyo ,isla markaana loogu daray fal kufsi ah.

Hoos ka Dhageyso Codka Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts