HomeWararShirweyne Caalami ah oo Maanta ka furmaya Dalka Jordan

Shirweyne Caalami ah oo Maanta ka furmaya Dalka Jordan

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Magaalada Cammaan ee Caasimadda dalka Jordan ayaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa in uu ka furmo  Shirweynaha 29-aad ee Midowga Baarlamaanada Carabta ee IPU. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda Midowga Baarlamaanada Carabta,isla markaana waxaa laga jeedin doonaa Khudbado looga hadlayo Ajendaha kulan uu yahay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Cammaan ee Caasimadda dalka Jordan ayaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa in uu ka furmo  Shirweynaha 29-aad ee Midowga Baarlamaanada Carabta ee IPU.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda Midowga Baarlamaanada Carabta,isla markaana waxaa laga jeedin doonaa Khudbado looga hadlayo Ajendaha kulan uu yahay.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa khubad ka jeedin doona Shirkaasi,waxaan halkaasi ku sugan wafdi uu hogaaminayo isaga oo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dhinaca kale Guddoomiye Mursal ayaa xalay ka qeyb galay Kulan ay yeesheen Guddoomiyaasha Midowga Baarlamaanada Carabta kaas oo hor u dhac u ah Shirka saacadaha soo socda ka furmi doona Magaaladda Cammaan ee dalka Jordan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts