HomeWararGabar yar oo si Arxan daro ah loogu dilay Magaalada Nairobi

Gabar yar oo si Arxan daro ah loogu dilay Magaalada Nairobi

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi si arxan daro ah loogu dilay Gabar yar. Dilka Gabadhan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi,isla markaana Meydkeeda la jarjaray sida ay sheegeen Ehelada Gabadha yar,taasi oo magaceeda lagu soo gaabiyay Ismahaan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi si arxan daro ah loogu dilay Gabar yar.

Dilka Gabadhan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi,isla markaana Meydkeeda la jarjaray sida ay sheegeen Ehelada Gabadha yar,taasi oo magaceeda lagu soo gaabiyay Ismahaan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la tilmaamayaa in Ismahaan oo da’ahaan jirtay 14-sano ay todobaadyadii la soo dhaafay ay la joogtay dad ay ehel ahaayeen,kuwaasi oo kunool Xaafdda Islii ee Magalada Nairobi.

Warar aan heleyno ayaa sheegaya in Hooyadda dhashay Gabadha ay ku nooshahay Xeryaha Qaxootiga Kaakuma eek u yaalla Kenya,iyadoona dilka gabadheeda ku eedeeysay Haweeney la sheegay in ay qaraabo yihiin.

Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay Haweeyneydii falkan geystay,isla markaana xabsi ku yaalla halkaasi lagu xiray.

- Advertisement -

Arrintaan ka dhacday Xaafadda Islii ee Soomaalida ku badan tahay ee Magalada Nairobi ayaa ku soo aadeysa xili shalay Xaafad ka tirsan Magaalada Gaalkacyo laga helay Meydka Gabar yar oo 13-sano jir  aheyd oo si xun loo dilay,waxaana dhacdadaan ay  saameeyn weyn ay ku reebtay Shacabka Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts