HomeWararDil ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faah faahin ka soo baxeysa

Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faah faahin ka soo baxeysa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Goordhow gudaha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir lagu dilay Nin la sheegay in uu Ganacsade ahaa. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in Ninka la dilay uu ahaa Ganacsade,kaasi oo Afar-irdoodka Xamarweyne ku iibin jiray dharka loo yaqaano Huudheyda,iyadoona ay toogteen dhalinyaro hubeysan. Ragii ka dambeeyay dilkaasi ayaa waxaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow gudaha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir lagu dilay Nin la sheegay in uu Ganacsade ahaa.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in Ninka la dilay uu ahaa Ganacsade,kaasi oo Afar-irdoodka Xamarweyne ku iibin jiray dharka loo yaqaano Huudheyda,iyadoona ay toogteen dhalinyaro hubeysan.

- Advertisement -

Ragii ka dambeeyay dilkaasi ayaa waxaa la sheegay in si deg deg ah ay goobta uga baxsadeen,isla markaana waxaa halkaasi Meydka ka qaaday dad ganacsato ahaa.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliskan Soomaaliya oo xiliga uu dilka dhacayay ku sugnaa goob aan sidaa u fogeyn ayaa tegay,iyagoo haatan halkaasi ka wada baaritaano ku aadan qaabka uu falkan u dhacay.

Magaalada Muqdisho ayaa waxa muddooyinkii dambe ku soo badanayay dilalka qorsheysan ay geysanayaan Ragga ku hubeysan Bastooladaha.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts