HomeMaqalDhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dadkii shalay lagu laayay deegaanka Lafoole

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dadkii shalay lagu laayay deegaanka Lafoole

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulan looga hadlaayay 9-kii ruux ee shalay lagu laayay deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose  ku yeeshay Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaalle, Taliyaha Ciidanka Booliska Bashiir Maxamed Cabdi (Ameeriko) iyo Taliyeyaasha Ciidanka Soomaaliya.

Dadkaasi la laayay ayaa howlo nadaafadeed waxa ay ka sameeynayeen wadada u dhexeeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan dhinaca deegaanka Lafoole ee Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho Taliyaha hoggaanka Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliska Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa waxa uu sheegay in dadkaasi ay dhammaantood ahaayeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan isla markaana haatan ay socdaan baaritaano xoogan oo la xiriira dhacdadaasi.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay Janeraal Bariise in dadka arintaasi gaystay ay yihiin kuwa dhibaatada ku haayo umadda Soomaaliyed.

Shalay barqadii ayaa rag hubeysan waxa ay deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen 9 ruux oo shacab ahaa,kuwaasi oo howlo nadaafadeed ka waday halkaasi.

- Advertisement -

 

Hoose Dhageyso Codka Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories