HomeWararSawirro:-Amar ka soo baxay Madaxweyne Xaaf oo dhaqan galay

Sawirro:-Amar ka soo baxay Madaxweyne Xaaf oo dhaqan galay

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Galmudug  Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Maanta booqday waaxda dhul bixinta Xarunta Dawladda Hoose ee Magaalada Gaalkacyo.

Amar kasoo baxay dhawaan Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa Dawladda Hoose lagu furay in ay si dhaqso leh ku bilaabaan sharciyeenta dhulalka iyo dhismayaasha Magaalada Gaalkacyo oo aysan hada kadib jiri doonin cid meel aysan laheyn iska sheegata

- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug ayaa Maanta bilaabay qaadasha waraaqda lahaanshe dhul kaas oo si toos ah ay ugu sharciyeeyeen waaxda dhul bixinta ee Dawladda Hoose ee Magaalada Gaalkacyo waxa uuna shacabka reer Gaalkacyo uu ugu baaqay in ay dhulalkooda sharciyeestaan si hadii isqabsi u yimaado sharciga loogu kala baxo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories