HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Jeesow oo ka hadlay Xaalada amni ee Xildhibaanada

Dhageyso:-Xildhibaan Jeesow oo ka hadlay Xaalada amni ee Xildhibaanada

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ahna xubin ka tirsan Guddiga amniga Baarlamaanka  ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo lagu dilay Magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Xildhibaan Jeesow in  Cismaan Cilmi Boqore uu ahaa Xildhibaankii ugu horeeyay ee Baarlamaanka 10-aad  sida loo soo doortay la dilo,isla markaana ahaa […]

- Advertisement -

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ahna xubin ka tirsan Guddiga amniga Baarlamaanka  ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo lagu dilay Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay Xildhibaan Jeesow in  Cismaan Cilmi Boqore uu ahaa Xildhibaankii ugu horeeyay ee Baarlamaanka 10-aad  sida loo soo doortay la dilo,isla markaana ahaa Ninka uga da’da weynaa Xildhibaanada Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Jeesow ayaa sheegay in Xildhiban kale oo dhaawac soo gaaray in uu jiro,xiliyada qaarna dalka ay ka dhacaan falal amni daro,isagoo xusay in Xildhibaano qaar ay jiran oo qataro kala duwan la kulmay.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa tilmaamay in 20-ka bishii November ee Sanadkii tegay gaari uu ahaa qarax lagu xiray ,isla markaana uu ka badbaaday.

Allaha u Naxariistee maalin kahor ayay aheyd markii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore rag hubeysan ay ku dileen gudha Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir,kaasi oo shalay lagu Aasay Magaalada Muqdisho

- Advertisement -

 

Hoos ka Dhageyso Codka Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories