HomeWararDEG DEG:-Dad Shacab ah oo lagu laayay Shabeellaha Hoose

DEG DEG:-Dad Shacab ah oo lagu laayay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

War Goordhow naga soo gaaray deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dad shacab ah halkaasi Maanta lagu laayay. Dadweyne farabadan oo deegaan ah ayaa goobta uu falka  ka dhacay tegay si ay u aqoonsadan dadka la laayay. Guddoomiyaha deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ayaan  Xasan Xaaji oo la hadashay Idaacadda Dalsan […]

- Advertisement -

War Goordhow naga soo gaaray deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dad shacab ah halkaasi Maanta lagu laayay.

Dadweyne farabadan oo deegaan ah ayaa goobta uu falka  ka dhacay tegay si ay u aqoonsadan dadka la laayay.

- Advertisement -

Guddoomiyaha deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ayaan  Xasan Xaaji oo la hadashay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa u xaqiijisay in dad shacab ah lagu dilay deegaanka,isla markaana haatan ay wadaan baaritaano kala duwan.

La soco wixii ku soo kordha Insha Allaah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories