HomeWararDEG DEG:-Dil ka dhacay Magaalada Baladweyne

DEG DEG:-Dil ka dhacay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka dowlada iyo Qof shacab ahaa.

Dilkan ayaa ka dhacay Xaafadda Howlwadaag ee Baladweyne,waxaana rag hubeysan ay toogteen Askariga ka tirsanaa Ciidanka dowlada Soomaaliya ee ku sugan Magaaladaas iyo Ruux shacab ahaa.

- Advertisement -

Dad deegaanka ayaa waxaa la sheegay in goobta uu dilka ka dhacay ay tageen,iyagoo halkaasi ka qaaday Meydka qofka shacabka ahaa iyo Askariga la dilay.

Wariye ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Dalsan u sheegay in Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Soomaaliya ay howlgalo haatan ka wadaan Xaafadda Howlwadaag ee Magaaladaasi.

Sidoo kale waxa uu inoo sheegay in howlgalkan uu yahay mid lagu raadinayo kooxihii ka dambeeyay dilkii ka dhacay Baladweyne,kuwaasi oo baxsaday.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories