HomeWararWafdi ka socda Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo korjoogto ka...

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo korjoogto ka ah Doorashooyinka Nigeria

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey)  ayaa  korjoogta ka ah doorashooyinka ka socda Dalka Nigeria. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan  ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sidoo kale ka qeyb-qaadaneysa daabulidda agabka doorashada, tababaridda hawl-wadeennada KMG ah ee goobaha cod-bixinta iyo sidoo kale wada-shaqeynta Guddiga iyo daneeyayaasha doorashadan. Ka sukow inay guddoomiyaha iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey)  ayaa  korjoogta ka ah doorashooyinka ka socda Dalka Nigeria.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan  ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sidoo kale ka qeyb-qaadaneysa daabulidda agabka doorashada, tababaridda hawl-wadeennada KMG ah ee goobaha cod-bixinta iyo sidoo kale wada-shaqeynta Guddiga iyo daneeyayaasha doorashadan.

- Advertisement -

Ka sukow inay guddoomiyaha iyo wafdigeedu ay qeyb ka yihiin hawl galka Midowga Afrika ee korjoogteynaya doorashada dalka ugu dadka badan Afrika, waxaa sidoo kale arrintan guddoomiyaha iyo wafdigeeda ay u tahay fursad ay ku soo kororsadaan waaya aragnimo u fududeysa inay ka soo baxaan waajibka loo igmaday oo ah inay Soomaaliya ka hirgeliyaan doorasho qof iyo cod ah 2020-ka.

Korjoogayaasha ayaa la filayaa inay warbixin dhameystiran kasoo saaraan markii ay Soo dhamaadaan doorashada ka socota Nigeria.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts