HomeWararSawirro:-Sarkaal u dhashay Uganda oo mar kale Xil Sare looga dhiibay...

Sawirro:-Sarkaal u dhashay Uganda oo mar kale Xil Sare looga dhiibay Howlgalka AMISOM

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Jeneral Jeemis Nakibus Lakaara ayaa waxa uu si rasmi ahaan ula wareegay Xilka Cusub ee Ku-xigeenka Taliyaha Ciiddanka AMISOM ugu qaabilsan Hawlgalladda iyo Qorshooyinka. Waxa uu Xilkaasi kala wareegay Jeneral Jaarles Tay Gituay oo isagu dhamaystay Xilli-hawleedkiisa halka sanno ahaa. Waa markii 2-aad ee  uu Jeneral Jeemis Nakibus Lakaara xil sare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Jeneral Jeemis Nakibus Lakaara ayaa waxa uu si rasmi ahaan ula wareegay Xilka Cusub ee Ku-xigeenka Taliyaha Ciiddanka AMISOM ugu qaabilsan Hawlgalladda iyo Qorshooyinka.

Waxa uu Xilkaasi kala wareegay Jeneral Jaarles Tay Gituay oo isagu dhamaystay Xilli-hawleedkiisa halka sanno ahaa.

- Advertisement -

Waa markii 2-aad ee  uu Jeneral Jeemis Nakibus Lakaara xil sare ka qabto Hawlgalka AMISOM, wuxuuna horey u soo noqday Taliye-xigeenka Ciiddanka AMISOM ee  Loojistikada iyo Taageeradda muddadii u dhexeysay bishii Julaay ee sannadkii 2015-kii ilaa bishii October ee sannadkii 2016-kii.

Dhinaca kale,  ka hor inta aan Jeneral Jeemis Nakibus Lakaara haatan loo magacaabin Xilka Cusub waxaa uu ahaa Taliyaha Xarunta awood-siinta Daad-gureynta Ciiddanka Uganda ee degdegga u hawl-gala (URDCC) ee magaalladda Jinja ee dalka Uganda.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts