HomeWararDEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

War Goordhow naga soo gaaray Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in halkaasi lagu dilay Askari ka tirsanaa Ciidamada dowlada Soomaaliya. Dilkaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay inta u dhaxaysa Asluubta iyo Xero Maslax ee Ex-Koontarool Afgooye ee Muqdisho,isla marrkaana loo geystay Askariga ka tirsnaa Ciidanka dowlada oo xiliga […]

- Advertisement -

War Goordhow naga soo gaaray Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in halkaasi lagu dilay Askari ka tirsanaa Ciidamada dowlada Soomaaliya.

Dilkaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay inta u dhaxaysa Asluubta iyo Xero Maslax ee Ex-Koontarool Afgooye ee Muqdisho,isla marrkaana loo geystay Askariga ka tirsnaa Ciidanka dowlada oo xiliga la dilayay watay Mooto sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in kooxihii ka dambeeyay dilkaasi ay goobta ka baxasdeen,iyagoo aan la ogeyn waxa ay ahaayeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowlada oo ku sugnaa Nawaaxiga uu dilka ka dhacay ayaa tegay goobta,iyagoo halkaasi ka qaaday Meydka Askariga la dilay,waxaana ay sameeyay baaritaano aan wax natiijo ka soo bixin.

Inta badan Magaalada Muqdisaho ayaa waxaa mararka qaarkood ka dhaca dilal kala duwan oo ay geystaan ragga ku hubeysan Bastooladaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories