HomeWararSawirro:-Banaanbax Maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne

Sawirro:-Banaanbax Maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaa ka dhacay Banaanbax ballaaran oo ay dhigeen qaar kamid ah shacabka kunool Magaaladaasi. Banaanbaxayaasha ayaa ka cabanayay Raashin ay sheegeen in laga musuq-maasuqay,isla markaana eedeeyn u jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed). Wariye ku sugan Magaalada Baladweyne oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaa ka dhacay Banaanbax ballaaran oo ay dhigeen qaar kamid ah shacabka kunool Magaaladaasi.

Banaanbaxayaasha ayaa ka cabanayay Raashin ay sheegeen in laga musuq-maasuqay,isla markaana eedeeyn u jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed).

- Advertisement -

Wariye ku sugan Magaalada Baladweyne oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in banaanbaxa uu ka dhacay Xaafadda Xaawo Taako ee Magaladaasi,waxaana dadka dhigayay ay isugu jireen Haweeyn iyo Caruur oo kamid ah dadka halkaasi kunool.

Sidoo kale waxaa la sheegay in Deeq Raashin ah oo ay dowlada Sacuudiga geysay Baladweyne la siiyay dadka qaar,halka kuwo kalena weli aan la siin,taasina ay Maanta keentay in boqolaal shacab ah banaanbax xoogan ay ka hor dhigaan Bakhaaradii lagu xareeyay deeqdaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts