HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo dalka ka ambabaxay iyo Ujeedka oo la shaaciyay

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ka ambabaxay iyo Ujeedka oo la shaaciyay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa Goordhow ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho,iyagoo kusii jeeda Dalka Masar. Wafdiga Madaxweynaha la socda ayaa waxaa kamid ah xubno ka tirsan dowlada Soomaaliya,waxaana Garoonka diyaaradaha Adan Cadde ku sii sagootiyay  Madax ka tirsan dowlada. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socdo ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa Goordhow ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho,iyagoo kusii jeeda Dalka Masar.

Wafdiga Madaxweynaha la socda ayaa waxaa kamid ah xubno ka tirsan dowlada Soomaaliya,waxaana Garoonka diyaaradaha Adan Cadde ku sii sagootiyay  Madax ka tirsan dowlada.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socdo ayaa dalka Masar uga qeyb geli doona Shir Madaxdeedka dalalka ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta ee Sharma Sheekh.

Sidoo kale Madaxweynaha inta halkaas uu ku sugan yahay ayaa waxaa la filayaa in kulamo kala duwan uu la qaato Madaxda ka qeyb galeysa Shirkaasi ka furmaya Dalka Masar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts