HomeMaqalDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xariga ka jaray Xabsi weyn oo laga dhisay...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xariga ka jaray Xabsi weyn oo laga dhisay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta Xariga ka jaray mid kamid ah Xabsiyadda ugu weyn ee Qaaradda Afrika oo si Casri ah looga dhisay Magaalada Muqdisho. Munaasabadda  xarig jarka ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka tirsan Dowlada Soomaaliya,iyadoo si rasmi ah loo daahfuray Xabsiga oo ku dhex yaalla Xarunta Taliska Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta Xariga ka jaray mid kamid ah Xabsiyadda ugu weyn ee Qaaradda Afrika oo si Casri ah looga dhisay Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda  xarig jarka ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka tirsan Dowlada Soomaaliya,iyadoo si rasmi ah loo daahfuray Xabsiga oo ku dhex yaalla Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ku taalla Ex Kontorool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Dhisida dhismaha Xabsigan ayaa waxaa la bilaabay 2016-kii,waxaana xiligaas dhagax dhigay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Wariye Cabdifitaax Kal-gacal oo ka tirsan Warbaahinta Dalsan oo ku sugan Goobta Munaasabadda ayaan ka Wareysanay sida ay Xaflada u dhacday.

 

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts