HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo ku laabtay Gaalkacyo weerar Afka ahna ku qaaday Dowladda...

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo ku laabtay Gaalkacyo weerar Afka ahna ku qaaday Dowladda dhexe + Sawirro

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf oo maalmahan dambe safar shaqo ku joogay dalka Keynya ayaa Maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha oo safarkiisa ka warbixiyay ayaa waxa u sheegay in uu Keynya kula soo kulmay Hay’addaha deeq-bixiyaasha ah ayna u balan qaadan in hada kadib Galmudug xaquuqda ay leedahay heli doonto ayna kala shaqeyn doonaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf oo maalmahan dambe safar shaqo ku joogay dalka Keynya ayaa Maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha oo safarkiisa ka warbixiyay ayaa waxa u sheegay in uu Keynya kula soo kulmay Hay’addaha deeq-bixiyaasha ah ayna u balan qaadan in hada kadib Galmudug xaquuqda ay leedahay heli doonto ayna kala shaqeyn doonaan hormarka iyo dhismaha Galmudug.

- Advertisement -

Waxa uu Madaxweynuhu sheegay in Dowlada Federaalka ah balamihii ay galeen waxba ka suuragali waayeen waxa uu intaasi ku daray in wada-hadalkii ugu dambeeyay ee Madaxweyne Farmaajo ku dhexmaray Garoowe aaney weli fulin.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa dadka reer Galmudug ugu baaqay in ay isku tashtaan oo ay deegaankooda iyagu hormarsadaan waxaa uuna intaa ku daray in ay dhawaan imaan doono Hay’addihii dhisi lahaa degmooyinka

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in dowlada Federaalka ay dagaal kula jirto Galmudug,isla markaana ay isku dayeeyso in ay Ciidamada 21aad iyo NISA u adeegsato Caburin iyo in ay u isticmaalan si qaldan taasina ay ka hortagi doonaan oo aysan marnaba suuraabi doonin ay wiilashooda loo adeegsado.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Xaaf.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts