HomeWararNin hubeysan oo dhowr qof ku dilay xarun dhaqan celin oo ku...

Nin hubeysan oo dhowr qof ku dilay xarun dhaqan celin oo ku taalla Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Wararka Idaacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaacalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegaya in nin hubaysani uu dhowr qof ku dilay xarun dadlka lagu dhaqanceliyo dadka oo ku taal bartamaha magaalada Cadaado.

Weriyaba dalsan ee magaalada Cadaado ayaa soo sheegaya in qof ka mid ahaa dadka lagu xanaaneyn jirat xaruntaas baxsadayna maalma ka hor in uu maanta ku soo laabatay xarunta isaga oo hubaysan isla markaana uu toogtay mid ka mid ah ilaalada xarunta

- Advertisement -

Ciidamada amaanka oo gaaray xarunta la weeraray ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen qofkii ka dambeeyay weerarka uu ku dhintay Maamulihii xaruntaas,waxaa kale oo la sheegay in Cisbitaalka Magaalada la dhigay mid ka mid ah ilaalada xarunta oo dhaawac culus oo gaaray.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories