HomeWararDhageyso:- Gudoomiyaha degmada Dayniile oo ka hadlay Muranada dhulka ee ka jira...

Dhageyso:- Gudoomiyaha degmada Dayniile oo ka hadlay Muranada dhulka ee ka jira degmadaas

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Gudoomiyaha degmada Dayniile ee gobalka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar oo wareysi siiyay idaacada dalsan ee magaalada MUqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay muranada dhinaca dhulka ee ka jira degmada uu maamulo,Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay aad ugu badanyihiin dacwadaha muucaas ah isla markaana ay ku guuleysteen intooda badan halka kuwa kalana ay gacanta ku hayaan. Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha degmada Dayniile ee gobalka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar oo wareysi siiyay idaacada dalsan ee magaalada MUqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay muranada dhinaca dhulka ee ka jira degmada uu maamulo,Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay aad ugu badanyihiin dacwadaha muucaas ah isla markaana ay ku guuleysteen intooda badan halka kuwa kalana ay gacanta ku hayaan.

Maxamed Abuukar Jacfar ayaa sheegay in uu ahaa kiiskii ugu xumaa ee muranada dhulka in uu ahaa Oday 80-jir ah oo la yimid warqado lahaanshaha guri ku yaal degmada hase’ahaatee markii la baaray kadib la ogaaday in guriga uu horay uga gatay qof kale lana helay Sawiradiisa iyo saxiixa xiligaas,isaga oo sheeegay in mararka qaar dadku ay la yimaadaan dacwado kuwaas la mid ah oo aan sharci aheyn.

- Advertisement -

Maamulka gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay dib ugu celinayaan qof kasta oo si sharci daro ah looga haysto dhulkiisa waxaana magaalada Muqdisho dhowr jeer dhul ay lahaayeen lagu wareejiyay dad milkiyaddiisa lahaa oo laga heystay kadib markii maxkamaddu ay u xakuntay.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts