HomeWararFaah faahin dagaal Maanta ka dhacay Gobalka Baay

Faah faahin dagaal Maanta ka dhacay Gobalka Baay

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda fedraalka Soomaaliya kuwa maamulka Konfu-galbeed oo dhinac ah iyo Alshabaab ayaa manta ka dhacay deegaan duleedka ka ah magaalada Baydhabo ee gobalka Baay waxaana dagaalka xooggiisu uu ka dhacay fariisin ciidamadu ay ku lahaayeen halkaas. Alshabaab ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen Koontorool ciidamada xoogga dalka ay ku […]

- Advertisement -

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda fedraalka Soomaaliya kuwa maamulka Konfu-galbeed oo dhinac ah iyo Alshabaab ayaa manta ka dhacay deegaan duleedka ka ah magaalada Baydhabo ee gobalka Baay waxaana dagaalka xooggiisu uu ka dhacay fariisin ciidamadu ay ku lahaayeen halkaas.

Alshabaab ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen Koontorool ciidamada xoogga dalka ay ku lahaayeen deegaanka Makuuto oo duleedka ka ah xarunta gobalka bay ee Baydhabo,Saraakiil milatari ayaa dalsan u sheegay in ay iska caabiyeen weerar gaadma ahaa oo ay debley hubaysani ku soo qaadeen.

- Advertisement -

Deegaanka uu dagaalku ka dhacay ayaa haatan waxaa gacanta ku haya ciidamada dowladda fedraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Konfurgalbeed waxaana degan xaaladda deegaanka Makuuto ee gobalka Baay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories