HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku laabtay Jowhar Baaq Nabadeedna diray

Sawirro:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku laabtay Jowhar Baaq Nabadeedna diray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jowhar kusoo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeemka Hirshabeelle,xubno ka tirsan labada Gole,iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maalmahan ku sugnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jowhar kusoo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeemka Hirshabeelle,xubno ka tirsan labada Gole,iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maalmahan ku sugnaa Magaalada Baydhabo,halkaasi uu ka qeyb galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.

Madaxweyne Waare oo warbaahinta ku hadlay Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada ka socda deegaano ka tirsan Hirshabeelle,isagoona baaq nabadeed u diray baalaha dagaalamaya .

Sidoo kale waxa uu ku baaqay Madaxweynaha in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha dhiiga ku daadanaya ee ka soconaya Xadka Gobolka Sh/dhexe iyo Hiiraan.

- Advertisement -

Shalay ayaa waxaa Magaalada Jowhar dib ugu laabtay Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe oo dalka uga maqnaa safar dhinaca dibada ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts