HomeTop NewsSawirro:-Taliyaha Xoogga iyo Safiirka Turkiga oo kulan yeeshay

Sawirro:-Taliyaha Xoogga iyo Safiirka Turkiga oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Maanta Xarunta Safaarada Turkiga ay ku leedahay Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya Danjire Olgan Bekar iyo ku xigeenkiisa Cali kan Aksooy. Kulanka labada dhinac dhexmaray ayaa waxaa ka qeyb galay Xubno ka socda militariga Turkiga,waxaana looga hadlay Sidii turkiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Maanta Xarunta Safaarada Turkiga ay ku leedahay Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya Danjire Olgan Bekar iyo ku xigeenkiisa Cali kan Aksooy.

Kulanka labada dhinac dhexmaray ayaa waxaa ka qeyb galay Xubno ka socda militariga Turkiga,waxaana looga hadlay Sidii turkiga ay u xoojin lahayeen tababarada iyo qalabeynta Ciidamada Xoogga Dalka.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa waxa uu dowlada kala hadlay sidii uga Soomaaliya uga taageeri lahaa  dhanka Tababarada,Qalabeynta Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Sidoo kale taliyaha Ciidanka ayaa dowlada turkiga uga mahad celiyay sida wanaagsan ay markasto u garab taagan tahay dhismaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts