HomeWararDhageyso:-Milliteriga Maraykanka oo dib-u-eegaya khasaaraha dadka rayidka ka soo gaaray hawlgal ay...

Dhageyso:-Milliteriga Maraykanka oo dib-u-eegaya khasaaraha dadka rayidka ka soo gaaray hawlgal ay ka fuliyeen Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Talis Gobaleedyada Milliteriga Maraykanka ee AFRICOM iyo CENTCOM  waxay qireen wararka sheegaya inay jiraan waxyeello soo gaartay dad rayid ah oo ku sugan Somalia iyo Yemen. Taliska Ciiddanka Mraaykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay inay dib-u-eegis ku hayaan Hawlgal ka dhan ahaa Alshabaab oo la sheegay inay dad rayid ah wax ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Talis Gobaleedyada Milliteriga Maraykanka ee AFRICOM iyo CENTCOM  waxay qireen wararka sheegaya inay jiraan waxyeello soo gaartay dad rayid ah oo ku sugan Somalia iyo Yemen.

Taliska Ciiddanka Mraaykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay inay dib-u-eegis ku hayaan Hawlgal ka dhan ahaa Alshabaab oo la sheegay inay dad rayid ah wax ku noqdeen.

- Advertisement -

Wargeyska Long War Journal ee ka spp baxa Maraykanka ayaa qoray in War-saxaafadeed bilowgii bishan ay AFRICOM soo saareen lagu sheegay inay Milliteriga Maraykanka qeyb ka ahaayeen Hawlgal ay Milliteriga DFS hoggaaminayeen oo bishan May 9-dii ka dhacay Deegaanka Bulcida oo lagu soo qabtay 3 Sarkaal oo ka tirsan Alshabaab, sida laga soo xigtay Sarkaal ka tirsan Hay’adda NISA oo la hadlay Wakaalladda wararka ee AP.

Warbixin kale ayaa sheegtay in Hawlgalkaasi lagu dilay 5 qof oo Rayid ah, kuwaasi o ola rumeysan yahay Beeraleyda Muuska.

War saxaafadeed ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay inay garwaaqsadeen wararka sheegayo Khasaaraha dadka rayidka soo gaaray.

- Advertisement -

Hadal-qoraalka ee Taliska AFRICOM waxaa lagu sheegay inay wararkaasi u qaateen si xasaasi ah khasaaraha dadka rayidka ka soo gaaray Hawlgalkaasi.

Sarkaallada Taliska AFRICOM ugu qaabilsan dhinaca Saxaafadda oo lagu magacaabo  SAMANTHA REHO  waxay u sheegtay Wargeysla Long War Journal inaysan wax duqeyn ah ka qeyb gelin Hawlgalkaasi.

Dhinaca kale, waxay sheegtay inay Maraykanka 13 duqeyn ka geysteen Somalia sannadkan 2018-ka, kuwaasi o odhamaantooda lala beegsaday Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigtay.

Hoos Ka Dhageyso Warbixin iyo Wariye Cabduqaadir Jakaarta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts