HomeWararSawirro:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo Caawa furay Barnaamijka Tartan Aqooneedka Radio Dalsan

Sawirro:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo Caawa furay Barnaamijka Tartan Aqooneedka Radio Dalsan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho En.Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa Caawa daah furay Barnaamijka Aqoon iyo abaalmarin ee Idaacadda DAlsan. Barnaamijkaan oo Sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa ku tartama inta badan degmooyinka dalka ha ahaato Muqdisho iyo Gobolada dalka Soomaaliya,waxana Caawa ku tartamaya degmooyinka Dharkenley oo ah Gobolka Banaadir iyo degmada Qansax-dheere oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho En.Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa Caawa daah furay Barnaamijka Aqoon iyo abaalmarin ee Idaacadda DAlsan.

Barnaamijkaan oo Sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa ku tartama inta badan degmooyinka dalka ha ahaato Muqdisho iyo Gobolada dalka Soomaaliya,waxana Caawa ku tartamaya degmooyinka Dharkenley oo ah Gobolka Banaadir iyo degmada Qansax-dheere oo gobolka Baay ah.

- Advertisement -

Duqa Muqdisho oo tartanka furay ayaa Maamulka iyo Shaqaalaha Radio Dalsan ku ammaanay sida ay Bulsahda Soomaaliyeed ugu adeegsaan,isaga oo ku dhiirageliyey in howsha halkaasi aksii wadaan,isla markaana sidaas uu tartanka ku furan yahay.

Agaasimaha Radio Dalsan Xasan Cali geesey ayaa isna dhankiisa waxa uu sheegay ujeedka tartankan loo qabano ay tahay sidii ay aqoontooda u tijaabin lahaayeen Dhalinyarada Soomaaliyeed,isla markaana ay isku-dhexgeli lahaayeen.

Ugu dambeyn Habeen dambe ayaa waxaa ku tartami doona degmooyinka Runil-good iyo Howl-Wadaag.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts