HomeWararDEG DEG:-Qarax khasaaro dhaliyey oo ka dhacay Magalada Baydhabo

DEG DEG:-Qarax khasaaro dhaliyey oo ka dhacay Magalada Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka Radio Dalsan uu Caawa uu ka helayo Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar bambaano kaas oo dhaliyey khasaaro. Wariyayaal ku sugan Baydhabo ayaa waxa ay soo sheegayaan in weerarka bambaano lagu qaaday askari ka tirsan ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed xilli uu Goob uu biyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Radio Dalsan uu Caawa uu ka helayo Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar bambaano kaas oo dhaliyey khasaaro.

Wariyayaal ku sugan Baydhabo ayaa waxa ay soo sheegayaan in weerarka bambaano lagu qaaday askari ka tirsan ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed xilli uu Goob uu biyo ka cabayay,balse la sheegay in wax khasaaro ah aysan kasoo gaarin.

- Advertisement -

Ilaa 4 Ruux oo Shacab ah kun sugnaa Goobta uu qaraxa ka dhacay ee Xaafada Onodka baydhabo ayaa lasoo sheegayaa in ay qaraxaasi ku dhaawacmeen kuwaas oo loola cararay Isbitaalka Magalada Baydhabo.

Askarigii bam gacmeedka lagu weeraray ayaa furay rasaas  taas oo aan weli la sheegin wax khasaaro ah oo ay geystay.

Xaalada Goobtii uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa hadda howlgallo baaritaan ah ka wada Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed kuwaas oo ku raad jooga dadkii ka dambeeyey weerarkaasi bambaano.

- Advertisement -

Wixii kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts